Xiddigta Daanyeerka

Ka fikir haday gorilla hooyo kuu noqoto! | Waxaa qortay Frida Nilsson. Waxaa riwaayad ka dhigtay Jenny Svensson

Et inderlig vakkert, vilt morsomt, rørende og musikalsk teater for barn i alle aldre.

Høstens mest rørende teateropplevelse for barn

Oppfinnsom, musikalsk medrivende og full av scenisk energi

En varm og underholdende barneforestilling (..) som en levende poppopp-bok

Ka fikir haday gorilla hooyo kuu noqoto!

Jonna oo sagaal jir ah mar walba waxay ku riyoonaysay in ay hooyo qabtay. Maalin maalmaha ka mid ah, Volvo duug ah ayaa soo istaagay guriga agoonta ee ay degan tahay – kadibna gaariga waxaa ka soo baxay gorilla. Waxay rabtaa inay korsato Jonna, laakiin Jonna way ka shakisantahay. Sidee tahay in gorilla weyn oo timo dheer leh kuu noqdo hooyo? Maxaa dhacaya haddii ay run tahay waxa la yiraahdo – in gorilladu carruur yaryar cunaan?!

Trailer for Apestjernen

Keen carruurta oo samee wax xiiso leh marka Riksteatret ay booqato xarunta dhaqanka iyadoo la soo bandhigayo nooca masraxa ee buugga carruurta ee Frida Nilsson oo la yaab leh, qosol badan oo xiiso leh - sheeko qalbiga diirisa oo ku saabsan farxadda qoyska, taas oo soo ifbaxda xilli aan laga filanayn.  Laba qoys oo isku mid ah ma jiraan. 

Waxay ku habboon tahay carruurta da'doodu u dhaxayso 5-9 sano oo ay la joogaan qoyskooda iyo asxaabtooda. 

Ma markii ugu horreysay oo aad tiyaatarka aadeysid? 

Ma isweydiinaysaa sida ay tahay inaad tiyaatarka la aado? Halkan waxaad ka heli doontaa jawaabo qaar ka mid ah su'aalaha aan inta badan ka helno dhagaystayaasha.

Dharkee xirtaa?

Sidaa tahay u imoow! Riksteatret ma leh xeer labis.

Goormee imaadaa?

Waqti fiican imoow, 30 daqiiqo ka hor inta riwaayada bilaabayanayso. Markaas waqti badan ayaad u haysataa armaajada in a jaakada surtid, musqusha in aad aadid iyo in aa aadid kiosk-ka.

Nasiib darro, mala ogalo in daawadayaasha soo galaan markay riwaayada bilaabatay kadib. Marka bandhiggu bilaabmo, waa muhiim in labadaba jilayaasha iyo daawadayaashu ay si toos ah u arkaan bandhigga.

Ma duubi karaa ama sawirro ma qaadi karaa inta lagu jiro bandhigga? 

Tiyaatarku waxa u dhaw yahay in aad shaleemada aado, laakiin ma aha isku mid. Si kastaba ha noqotee, xasuuso inaad damiso taleefanka oo la sug inaad hadasho ilaa bandhigga kadib. Ma aha oo kaliya inaad dhibayso dadka kula joogo, laakiin kuwa masraxa ka socda ayaa ku arkaya si ka fiican. Tiyaatarka wuxuu u baahan yahay joogitaanka.

  

KJØP BILLETT TIL: Xiddigta Daanyeerka

På scenen

  • Ina Svenningdal

    Ina Svenningdal

    Skuespiller

  • Marte Stolp

    Marte Stolp

    Skuespiller

  • Karianna Sommerro

    Karianna Sommerro

    Skuespiller

  • Mailin Moon Lee Øgrim

    Mailin Moon Lee Øgrim

    Skuespiller

  • John Hagen

    John Hagen

    Skuespiller

  • Nils Oortwijn

    Nils Oortwijn

    Skuespiller

  • Herman Hilde Pedersen

    Herman Hilde Pedersen

    Skuespiller

Kunstnerisk team

  • Jenny Svensson

    Jenny Svensson

    Dramatisering og sangtekster

  • Jakob Höglund

    Jakob Höglund

    Regissør og koreograf

  • Heini Maaranen

    Heini Maaranen

    Scenograf og dukkedesigner

  • Heidi Wikar

    Heidi Wikar

    Kostyme- og maskedesigner

  • William Iles

    William Iles

    Lysdesigner

  • Stefan Johansson

    Stefan Johansson

    Komponist og lyddesigner

  • Christina Smeby

    Christina Smeby

    Dramaturg og sufflør

  • Grethe Henden

    Grethe Henden

    Kunstnerisk rådgiver

  • Silje Vigerust Vinjar

    Silje Vigerust Vinjar

    Produsent

Header